In ka badan 200 oo arday oo Deeq Waxbarasho ka helay dalka Itoobiya (Daawo Sawirada)

Wasaaradda waxbarshadda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho munasaabad sagootin ah ugu sameysay 223 arday oo deeq waxbarsho ka helay  dowlada itoobiya. ardaydan ayaa 46 kamid ah waxay diyaarin doonaan Darajada labaad eeMasterka , halka 177- Arday  ay diyaarinayaan heerka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda, iyagoo baran doona kuliyadaha kala ahc Caafimaadka, beeraha … Continue reading In ka badan 200 oo arday oo Deeq Waxbarasho ka helay dalka Itoobiya (Daawo Sawirada)